Masuuliyiin ka tirsan Somaliland iyo shacab ku wada ciiday Hargeysa (Sawirro)

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku simaha madaxweynaha Qaranka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo salaadda Ciidal Adxada la tukaday kumanaan ka mida shacbiga ku dhaqan Caasimada Somaliland ee Hargeysa Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi iyo xubno ka tirsan maamulkiisa ayaa ku sugan dalka Sacuudiga iyagoo ka mid ah xujayda sanadkan ka qeyb galaysa … Continue reading Masuuliyiin ka tirsan Somaliland iyo shacab ku wada ciiday Hargeysa (Sawirro)